Buurdhuubo:Ciidamada Dowlada oo fashiliyey Weerar ay soo qaadeen Alshabab

dagaal

Wararka Naga soo gaaray Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya Argagixisada Shabaab ay isku dayeen iney kasoo gudbaan Buundada degmada burdhuubo si ay u weeraraan Magalada.

Ciidamada xooga Dalka ee sugan Degmada Buurdhuubo ayaa kawar helay weerarka Alshaab waxaana looga hortagay Alshabaab Duleedka dagmada waxaana halkaas ka bilowday dagaal kaas oo aan la ogayn qasaaraha uu gaystay.

Wararkeena dambe kala soda warar Dheeraad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.