Daawo:Qofkii 11aad oo Soomaliland ugu Geeriyooday Covid19

muuse

Maamulka Soomaliland ayaa shaaciyey maanta inuu Qofkii 11aad uu u geeriyooda Cudarka Dilaaga ah ee Covid19.

Agaasimaha Guud wasaarada horumarinta caafimaadka Soomaliland Dr Maxamed Cabdi Xargeeye oo warbaahinta kuala hadlay Magaalada Hargaysa ayaa sheegay inay dad gaaraya 11 Qof ay u geeriyoodeen Cudurka Covid19.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.