Daawo:Dowlada Soomaliya oo lagu wareejiyey Mask lagu sameeyey Soomaliya

usaid

Hay’ada USAID ayaa Dowlada Soomaliya waxay ku wareejisay 500 000 Mask oo lagu sameeyey Dalka Soomaliya kuwaas oo wax ka taraya ka hortaga Faa’fida Cudarka CoronaVirus.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.