Daawo:Xildhibaanada Kenya oo sheegay inay la kulmeen Madaxwayne Farmaajo

Farmaajo

Xildhibaanada Laga soo doorto Gobolka Somalida Degto ee Kenya ayaa waxaa Maanta lagu xanibay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Nairobi Halkaas oo su’aalo lagu waydiiyey kadib markii ay si qarsoodi ah ay ku tageen Magaalada Muqdisho.

Xildhibaannada ayaa intii ay Muqdisho joogeen waxa ay la kulmeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen ammaanka laba dal gaar ahaan Gobolka NFD ee Somalida dagto.

Xildhibaanadaan ayaa sheegay inay meel kasta u tagayaan danta Deegaanada laga soo doortay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.