Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: January 2020

Sawiro:Ugaas Beesha Sade oo gaaray Laasacaano

1st January 2020 admin 0

Wafti uu hogaaminayo Ugaaska Beelaha Sade Ugaas Mohamed Kayse oo isugu jira Odayaal Dhaqan, Ganacsato, Siyaasiyiin iyo Qurbajoog ayaa gaaray Santarka Laasaxaanood ee Deegaanka Soomalida. […]

calan

Akhriso:Dowlada Soomaliya oo si kulul uga jawaabtay Hadal kasoo baxay ICRC & SRCS

1st January 2020 admin 0

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya waxay aad uga xun tahay  Warka ka soo Baxay Hay’adaha Bisha Cas iyo Laan qeyrta Cas (ICRC &SRCS) Soomaaliya, oo […]

Daawo:Dhakhaatiirta iyo Howl Wadeenada isbitaalka Shaafi oo udabaal dagay Guulihii ay gaareen

1st January 2020 admin 0

Munaasabad loogu dabaal dagayo guulihii Isbitaalka Shaafi uu ka gaaray sanadkan dhamaanaya ee 2019 ayaa lagu qabtay hoolka weyn ee beerta banadir iyadoona si isku […]

Odayaal iyo Siyaasiin dhaliilay Deni oo Maxkamad la horkeenay

1st January 2020 admin 0

30 Cisho kadib waxaa Maxkamada Darajada koowaad ee gobolka Bari maanta la horgeeyay 5 qof oo isugu jira odayaal dhaqameed iyo siyaasiin kasoo jeeda Gobolka […]

Sawiro:Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada

1st January 2020 admin 0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada oo 14-kii bishii May […]

khayre

Khayre oo Ahlusuna kala hadlay Dhameystirka Galmudug loo dhan yahay

1st January 2020 admin 0

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali khayre ayaa hoyga uu ka deganyahay magaalada Dhuusameeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa uu kula kulmay Hoggaamiyaha Ahlusunna Macalin Maxamuud. […]

Posts pagination

« 1 … 14 15

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes