Daawo:Dhakhaatiirta iyo Howl Wadeenada isbitaalka Shaafi oo udabaal dagay Guulihii ay gaareen

Munaasabad loogu dabaal dagayo guulihii Isbitaalka Shaafi uu ka gaaray sanadkan dhamaanaya ee 2019 ayaa lagu qabtay hoolka weyn ee beerta banadir iyadoona si isku mid ah loogu dabaal dagay in isbitaalka shaafi uu noqday Best Hospital in the year 2019 iyo Person of The Year uu noqday Dr Shaafii Adan Dirir.

Munaasabada oo loosoo agaasimay si heersara ah ayaa waxaa Bilado, Shahaadooyin iyo hadiyado kala duwan la gudoonsiiyey howl wadeenada kala duwan ee Isbitaalka Shaafi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.