Sawiro:Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta degmada Warta Nabada oo 14-kii bishii May ee sanadkii hore 2019 ay argagixisada uga geysatay qarax ay ku dhibaateeyeen dad shacab ah oo loo qidmeenayay.

Gudomiyaha ayaa sheegay in xaruntan loo dhisi doono qaab casri ah si dib bulshada ay ugu shaqeeyso.

Gudoomiye Cumar Finish ayaa tilmamay in mamulka gobolka Banaadir uu diyaar inuu dhiso xarumaha muhiimka u ah bulshadda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.