Sawiro:Ugaas Beesha Sade oo gaaray Laasacaano

Wafti uu hogaaminayo Ugaaska Beelaha Sade Ugaas Mohamed Kayse oo isugu jira Odayaal Dhaqan, Ganacsato, Siyaasiyiin iyo Qurbajoog ayaa gaaray Santarka Laasaxaanood ee Deegaanka Soomalida.

Safarka Ugaaska iyo Waftigiisa ay ku tageen Maanta LAASACAANOOD, ayaa ku qotama sidii xal loogu heli lahaa dagaaladii ka dhacay Deegaano ka tirsan DDS 20. Bishii December 2019. Waxaana ay arintaas ay kala hadli doonaan Ugaaska iyo Waftigiisa Masuuliyiin ka socota Dawlada Faderaalka Ethiopia iyo xubno ka tirsan Dawlad Deegaanka Soomaalida.

Warbixintaan waxaa laasaco caano kasoo diray Naftaada Nabada Bar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.