Daawo:Ugaas Beesha Sade oo ka warbixisay Safar uu ku tagay Deegaanka Soomalida DDSI

ugaas Maxamed

Ugaas Sade Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa faahfaahin ka bixiyay safarkiisii uu ku tagay Deegaanka Soomaalida gaar ahan Doollo iyo Qoraxay iyo qodobo ka so baxay shirkii laasacaanood ee uu la qaatay Wafti kasocda Ciidamada Federaalka Itoobiya iyo Masuuliyiin ka Tirsan laamaha Amniga ee deegaanka Soomalida.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.