Akhriso:Jadwalka Doorashada Madaxwaynaha iyo Kuxigeenka Galmudug

Galmudug

Guddiga Doorashada Madaxweynah dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Goordhow soo saaray Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo Madaxweyne ku-xigeenada maamulkaas.

Qoraal kasoo baxay Guddiga Doorashada ayaa waxaa lagu sheegay in Diiwaa-gelinta Musharxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Galmudug iyo labadiisa ku-xigeen ay bilaabaneyso 22-ka Bishaan ay ku egtahay 23-ka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.