Akhriso:Shiiq Shaakir oo ku xadgudbay Waxqaybsiga beelaha Galmudug

Sabriye

Qoraalkan oo kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu bandhigay 20-ka xubnood ee laga siiyay Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug.

Shiiq Maxamed Shaakir ayaa waxuu ku xadgudbay Habqaybsiga Beelaha Daga Galmudug isagoo soo magacaabay Xildhibaano baal marsan heshiiskii uu lagalay Dowlada iyo waxgaradkii Galmudug.

Shiiq Shaakir ayaa waxuu Siiyey Cayr 5 Xildhibaan, Mareexaan 4 Xildhibaan, Saleebaan 2 Xildhibaan, Sacad 2 Xildhibaan, Dir 3 Xildhibaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.