Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed ayaa howl-gal ay ka sameeyeen Jubbada hoose waxaa ay Ku dileen ku dhawaad 20 horjoogayaal iyo maleyshiyaad ka tirsan argagixisada.

Copyright © 2026 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply