Boris Johnson oo ku guuleystay doorashadii Britain

Doorashadii ka dhacday Dalka Ingiriiska ayaa waxaa guulo wayn kasoo hoyey Xisbiga Conservatives ee uu hogaaminaayey Ra’iisalawasaarihii hore Boris Johnson.

Boris Johnson ayaa dib ugu laaban doona xafiiska Ra’iisalwasaaraha UK isaga oo si aqlabiyad ah ugu guulaystay doorashadii ka dhacday shalay dalka Ingiriiska.

Boris Johnson Ra’ iisalwasaraha cusub ee Britain ayaa sheegay in guushan ay siinayso fursad “uu ku hirgaliyo ka bixitaanka Britain ee midowga Yurub ” islamarkana uu UK ka saaro Yurub.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.