Daawo:Xildhibaan Maryan oo Digniin udirtay Mucaaradka Dowlada Amaana u jeedisay Madaxda Dowlada

Xildhibaan Maryan Cabdi Geedi oo kasoo jeeda beesha habar Gidir Saruur oo howlo shaqo u joogto Galmudug ayaa ka warbixisay halka ay marayso xaaladda Galmudug ee dhismaha maamulka cusub.

Xildhibaan Maryan ayaa sheegtay inaan Itoobiyaan aan ahayn kuwa amisom aysan joogin Dhuusamareeb wararka mucaaradka wadaana ay tahay Been abuur.

Dhanka kale Xildhibaan maryan ayaa Madaxda Dowlada Soomaliya ku amaanay Hawlaha wanagsan ee ay ka wadaan Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.