Daawo:Qoys ka kooban Afar qof ayaa Hargaysa ku geeriyooday kadib markii guri kusoo dumay

Qoys ka kooban Laba Caruura Aabahood iyo Hooyadood oo Xaamilo ah ayaa maanta ku naf waayay Guri ku so dumay Magaalada Hargaysa.

Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa ayaa ka hawlgalay maydkana ka soo saaray guriga dumay qoyskaan.

Maydka ayaa la keenay cisbitaalka weyn ee Magaala Hargeysa waxaana halkaas gaaray Maayorka Hargaysa iyo masuuliyiin ka tirsan Ciidamada dabdamiska .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.