Daawo:Madaxwaynaha Koonfurgalbeed oo kulan laqaatay Odayaasha dhaqaanka

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen Ayaa kulan la qaatey Odeyaasha Dhaqanka Koonfur galbeed Inta uu Socday Kulanka Waxaa lagu Lafa Gurey Soo Xulista Xildhibaanada iyo Dardar gelinta sidii loo Raaci lahaa Cutubka 3aad, Qodobkiisa 37aad Farqadiisa 2aad ee Daatuurka KG oo ku Qoran in Xildhibaanada Barlamanka Koonfur Galbeed ay ahaadan 95 Xildhibaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.