Daawo:Axmed Madoobe oo Barlamaankiisa u sheegay wax aan suurta gal ahayn

axmedmadoobe

Hogaamiyaha isdoortay Axmed madoobe oo kusugan Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxuu fariin usoo diray Barlamaan kusheegiisii ku sugnaa Magaalada kismaayo.

Axmed Madoobe oo ogaaday inuu waqtigiisii dhamaaday muda dhowna lafilaayo inuu u wareego Magaalada Nairobi ee dalka Kenya kana tanaasulo Jubbaland ayaa waxuu ku wargaliyey Barlamaankiisa inay fuliyaan Amarka uu soo saaray oo ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.