Anthony Joshua ka adkaaday Andy Ruiz

Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga waxaa ka dhacay ciyaar Feer ah oo u dhaxaysay Feeryahanka u dhashay dalka Mexico Andy Ruiz iyo Feer yahanka kale ee Anthony Joshua oo udhashay Dalka Ingiriirska.

Feerkaan ayaa ahaa mid ay kasoo qayb galeen Qaar kamida feeryahanada aduunka iyo dad kale oo Caan ku ah Heesaha iyo dhanka Sportiga.

Feerkaan ayaa waxuu ahaa mid aad u adag waxaana laysa gaaray Roundka 12aad waxaana guusha ku raacday Feeryahanka kasoo jeeda dalka Ingiriiska Anthony Joshua.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.