Wasiirad ka tirsan Dowlada Soomaliya oo Abaal marin Caalami ah la gudoonsiiyey

Fawziyo Abikar Nuur Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa Abaal marintan lagu guddoonsiiyey Magaalada Rooma ee dalka Talyaaniga.

Abaal marintaan ayaa Labadii sanaba waxaa la guddoonsiiyaa haweenka dunida ugu saamaynta badan, kuwaasi oo muujiya waxqabad saamayn wanaagsan ku yeesha dalkooda ama Adduunka, isla markaana tusaale u noqda dumarka kale ee dunida.

Wasiir Fawziyo ayaa Abaal marintan ku muteysatay waxqabad la taaban karo oo ay muujisay intii ay haysay xilka Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.