Sawiro:Guddiga Farsamada Galmudug oo ku dhawaaqay Waqtiga la xaraynayo odayaasha dhaqanka

Gudiga Farsamada maamul dhisidda Galmudug oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka iyo saxiixayasha xildhilibaannada Galmudug ayaa caddeeyay in maalinta sabtida ah la xareynayo odayaasha si ay u dardar geliyaan geedi socodka dhismaha Galmudug mideysan.


Guddigu wuxuu odayaasha kula dardarmay in si wadajir ah ay uga wada shaqeeyaan mas’uuliyadda ka saaran dhismaha maamulka Galmudug loo dhan yahay.

Gudiga Farsamada Galmudug ayaa horay usheegay Xiliga laqabanayo Doorashada Madaxda Galmudug taas oo lafilayo in lasoo dhameeyo Bisha 12 ee Sanadkaan bartamaheeda/

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.