Taliska Axmed Madoobe oo qaarijiyey Haruun Xasan Madaxay

Magaalada Kismaayo ayaa waxay Noqotay Kawaanka Shacabka Jubbaland waxaana si isdaba jooga loogu laynayaa Shacabka Jubbaland iyadoo aan loo aabe yeelayn Waxagarad, Culumo iyo Dhalinyaro.

Allha Unaxariiste Haruun Xasan Madaxay oo ah Qof shacaba ayaa waxaa Maanta Dil Kismaayo ugu gaystay Mid kamida Ilaalada Axmed Madoobe waxaana u dhintay Xabadihii lagu dhuftay.

Wararka kale ee aan ka helayno Kismaayo ayaa sheegaya Wasiir ganacsiga Jubbaland Cabdinuur Cali Aadan inuu ku lug lee yahay Dilka Marxuunka .

Magaalada Kismaayo ayaa marar badan lagu dilay Odayaal, waxgarad, Culumo, dhalinyaro iyo kuwa kale oo kamida Shacabka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.