Madaxwayne farmaajo ayaa hada Kulan leh Uhuru Kenyata

Madaxtooyada dalka kenya waxaa kulan uga socda Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Dhigiiska dalka Kenya Uhuru Kenyatta.

Kulankaan ayaa waxaa looga hadlayaa xiririka Xumaaday ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomaliya waxaa kaloo lafilayaa in laga wada hadlo arimaha Laxiraara Dacwada Bada wallow Madaxwaynaha Soomaliaya horay u diiday inuu dhex dhexaad ka galo.

wararkeena dambe kala socda warar dheerad ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.