Daawo:Burdhuubo Wasiir kuxigeenka Tamarta oo ku baaqay in gurmad lala soo gaaro Demadaas

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Cismaan Libaax Ibraahim oo waheliyaam Xildhibaano ka tirsan labada aqal oo ayaa Deeq gargaar gaarsiiyay dadka ay fatahaadu saameeysay ee Degmada Buurdhuube ee Gobolka Gedo.

wasiir kuxigeenka Cismaan libaax ayaa waxuu sheegay inuu kusoo arkay Degmada Dhuubo Xaalad aad u adag oo kamid yihiin Beerihii Magaalada oo ay burburiyeen fatahaada wabiyada waxuuna Dowlada soomaliya ugu baaqay inay Gurmad dag daga lasoo gaarto bulshada Degmada buurdhuubo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.