Daawo:Ururada Haweenka Caabudwaaq oo ka horyimid qaabka loo xulayo Golaha Degaanka

Qaar kamid ah Ururada Haweenka Degmadda Caabudwaaq ayaa sheegay inay doonayaan in degmaddu yeelato Gole deegaan balse waxay sheegeen sida hadda wax lagu wado ay tahay mid Bulshada lagu kala fogeynayo

Haweenka ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ugu baaqeen in ay wax kaqabato shaqsiyaadka Bulshada kala fogeynaya

Iyagoona soo jeediyay Golaha deegaanka In dib loodhigo inta ladhisayo maamulka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.