Daawo:Waxgaradka Caabudwaaq oo diiday inay in afar waxood golaha Degaanka Lagu qaybsho

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacay kulan lagu diidan yahay in Golaha Deeganka degmada Caabudwaaq lagu qaybiyo Afarwaxood.

waxgaradkaan iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Caabudwaaq ayaa waxay sheegeen inay doonayaan in golaha deegaanka lagu soo doorto tira koob meeshana laga saaro Afarwaxoodka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.