Daawo:Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Oo Geeriyooday

Alle ha u naxariistee Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa ku geeriyooday caawa isbitaal ku yaala Magaalada Hargeysa.

Taliye Cabdilaahi Fadal ayaa mudooyinkii u dambeeyey xanuunsanayey waxaanu dhawr jeer xaaladd cafimaad ugu baxay dalka dibadiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.