Daawo:Ciidamada Qalabka Sida oo Gurmadkii ugu Horeeyay Gaarsiiyay Magaalada Baladweyne

Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaliyeed gaar ahaaan kuwa Galmudug kusugan ayaa Gurmadkii ugu Horeeyay Gaarsiiyay Magaalada Baladweyne nee xarunta gobolka Hiiraan.

Gargaarkan oo ah Wajiga Koowaad ee Gurmadka Ciidamada Qalabka Sida ayaa waxaa lagu wareejiyey Gudigga Gurmadka Fatahaada Wabiga Shabelle ee Magaalada Baladweyn waxaana loo qaybin doonaa Shacabka Soomaaliyeed ee Ku Tabaaleysan Magaalada Baladweyne .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.