Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha oo sheegay Dhaqanka Galmudug inay lee yihiin xulista Barlamaanka Galmudug

Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Oo bulshada reer Galmudug Kula Hadlay Dhuusamareeb ayaa ka war bixiyay halka uu marayo qorshaha dhismaha dowlad gobaleedka Galmudug loo dhanyahay.

Wasiir Sabriye ayaa sheegay inay jirto heshiis ay dowlada iyo ehlusuna wadagareen oo ahaa xildhibaano in lasiiyo ehlusuna lakiin aan laga wada hadlin sida loo hirgalinayo sababtoo ah go’aankaas dowlada iyo ahlusuna malahan waxaa leh waxgaradka Galmudug .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.