Golaha Dhaqanka Galmudug oo ka horyimid in 35 Xildhibaan lasiiyo Shiiq shaakir iyo Macalin Maxamuud

shaakir

Golaha Duubabka Dhaqanka Beelaha Daga Deegaanada Galmudug ayaa Sheegay Mowqifkooda ku aadan soo xulida xildhibanada Galmudug.

Goluhu waxay isku raaceen in Urur iyo Dad gaar isku bahaystey aanay sharci ulahayn inay xildhibanada cusub ee Galmudug soo xulaan sidaas darteedna Dowlada federaalka ah iyo Ahlusuna aysan sharci iyo awood u lahayn in 35 Xildhibaan oo kamida 89 xildhibaan ee Galmudug Ehlusuna lasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.