Daawo:Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle ayaa Furay Kalfadhiga 7aad ee Baarlamanka Hirshabelle

Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Furay Kalfadhiga 7aad ee Baarlamanka Hirshabelle waxaana uu ugu Baaqay Bulshada Soomaaliyeed in Gurmad Wadareed loosameeyo shacabka ku aafoobay Fatahaada Wabiga Shabelle .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.