Daawo:Guddoomiyaha aqalka sare oo Turkiga ugu hambalyeeyey Maalinta Madaxbanaanidooda

aqalka sare

Guddoomiyaha golaha aqalka sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Jamhuuriyadda Turkiga ugu hambalyeeyay maalinta madaxbanaanida dalkaas ka dib munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho oo kasoo qayb galeen Masuiyiin Badan oo ka tirsan dowlada federaalka ah ee Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.