Akhriso:Deni oo Codsaday in Xilka laga qaado Xildhibaan Cawil

deni

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa xafiiska Xeer ilaalinta Puntland ku amray inay Guddoonka barlamaanka ka codsadaan in Xasaanada Xildhibaan nimo laga qaado si maxkamad loo soo taago Xildhibaan Cawil Xasan oo ahaa Xildhibaankii Deni ku yiri is casil waad ku fashilmatay Hogaanka Puntland taas oo ka caray sii Madaxwaynaha Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.