Amin Arts oo kusoo Biiray dagaalka ka dhanka ah Deni

deni

Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa waxuu noqday Madaxwaynihii ugu horeeyey ee maamul goboleed oo intuusan gaarin Sanad guuradiisii ugu horaysan Markii la doortay ay iska horyimaadaan Bulshadii Dooratay.

Madaxwayne Deni ayaa waxuu ku fashilmay hogaanka Puntland sida ay sheegayaan Puntland waxaana lagu eedeynayaa inuu wax kaqaban waayey Burburka wadooyinka Halbowlaha u ahaa Puntland, amaanka Magaalada Boosaaso, xaraashka Garoonka diyaradaha iyo xarunta korantada oo laga Gaday shirkad Emraad ah kuwaas oo sanado badan wax ka qaban Dekadii Bosaaso.

Ugu dambayntii Farshaxanka wayn ee Soomaliyeed ayaa waxuu kasameeyey Deni Masawir aad u soo jeetay Bulshada Soomaliyeed kaas oo baraha bulshada aad ugu arkaysid.

Madaxwayne Deni ayaa shalay carooday kadib markii Barlamaanka Puntland waydiiyeen su’aalo ay kamid yihiin inuu iscasilo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.