Daawo:Maamulka Doolow Baladxaawo Luuq oo codsaday in lasii daayo wasiir Janan

janan

Kulan lagu qabtay Geedka Cambaha hoostiisa ee Degmada Doolow oo ka soo qayb galeen gudoomiyaasha Degmooyinka Luuq , Baladxaawa , Doolow iyo Taliyaasha laamaha Amniga ayaa waxaa looga hadlay Xariga wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan iyo Amniga Degmooyinkaas.

Markii kulanka soo dhamaaday ayaa waxaa saxaafada la hadlay Gudoomiyaasha Degmooyinka waxayna dowlada Soomaaliyeed ka codsadeen in xorayadiisii loo soo celiyo wasiirkii Amniga Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.