Daawo:Bananbax looga soo horjeedo dilkii Saciid Adoon oo ka socda Kismaayo

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka socda Banaanbax looga soo horjeedo dilkii xalay axmed Madoobe iyo kooxdiisa ugu geysteen Nabadoon Siciid Ciise Cabdi oo loo yaqaanay (Saciid Adoon).

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.