Daawo:Suldaan Cabdi Colow oo ka horyimid in gabdhaha Jubbaland la Siiyo niman Qayru masuula

Afhayeenka Golaha Dhaqaka Ee Isbedeldoonka Jubbaland Nabadoon Cabdi Colow Cumar Suggulle oo Raaligelin Siiyey Gabadhaha Somaliyeed ee Reer Jubbaland waxuuna shaagay inaan Marnaba la siin doonin Gabdhaha Reer Jubbaland Koox Qaran diid iyo Ajanabi iskugu jirta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.