Daawo:Axmed Madoobe oo Qirtay inuu yeeshay Mucaarad Tira Badan

axmed madoobe

Axmed Madobe oo Xalay kulan sagootin iyo mahadcelin ah u sameeyey Masuuliyiintii ku fashilmatay Madaxtinimada Soomaliyeed ee ka qaybgashay Munaasabada Caleemo saarkiisa ayaa waxuu sheegay inuu wajahayo mucaarad tirabadan oo ka tirsan jubbalad iyo dowlada Federaalka ah .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.