Daawo:Ugaas Maxamed oo Qado sharaf u sameeyay Wafdi uu hogaaminayay Sanoter Cabdi Axmed Dhuxulow

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax ayaa maantay Qado_sharaf u sameeyay Wafdi uu hogaaminayay Sanoter Cabdi Axmed Dhuxulow “Dhagdheer” oo ay wehelinayeen, Xildhibaan Cabdixakiin Macalin Axmed, Taliyaha Ciidanka Nabadsugidda qaybtooda qalabka sida Col. Cabdiraxmaan Axmed Caraale, “Xeroow” ,Taliyaha Ciidanka Danab ee Qeybta 21aad Gaashaanle, Muqtraar Cabdi Aadan, Taliyaha qeybta 21aad Gen, Cabdicasiis Cabdullaahi Cabdi “Qooje” ,Taliyaha Ciidanka Guutada 15aad ee Qeybta 21aad, Gen, Mascuud Maxamed Warsame,Saraakiil, iyo Maamulada magaalooyinka Guriceel iyo Matabaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.