Akhriso:Xaaf ayaa soo dhaweeyay Guddiga Farsamada dhismaha Galmudug

War qoraal ah oo ka soo baxay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Guddiga farsamada dhismaha maamul gobaleedka  Galmudug kaas oo ay soo magacawday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda.

Madaxweyne Xaaf ayaa  sheegay in uu soo dhaweynayo Magacaabista guddigaan, Isla markaana uu qeyb ka ahaa dhisida Guddiga farsamada Maamul u dhisida Galmudug, isaga oo baaq u diray guddiga cusub iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

Halkan Hoose ka Akhriso qoraalka

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.