Kismaayo:Ciidankii Seerar oo lagu weeraray Kismaayo iyo Qasaaro kandhashay

Wararka ka imaanaya Magalada Kismaayo ayaa waxay sheegayaan Gaari ay saarnaayeen ilaalada
Mudane Cabdinaasir Seeraar maax oo marayay iskogayska suuq kal-kaal ay Rasaas kufureen Ciidamo Halkaas kusugnaa waxaana Ku dhaawacmay hal oo katiraanaa ilaalada Seeraar lana yiraahdo fanax Sheikh aadan.

Axmed madoobe ayaa horay u sheegay inu laynayo dadka isaga ka figrad duwan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.