Sawiro:Kheyre oo Shir guddoomiyay Shirka Toddobaad laha ah ee Deyn-cafinta Soomaaliya

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre ayaa shir guddoomiyay Shirka Toddobaad laha ah ee hannaanka Deyn-cafinta Soomaaliya.

Guddiga dardar gelinta u xilsaaran arrimaha deyn cafinta ayaa Ra’iisul wasaaraha warbixin ka siiyay shirkii looga hadlaayay cafinta deymaha lagu leeyahay dalka, sida uu sheegay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle.

Dowlada Soomaaliya ayaa wado dadaallo lagu dardar gelinayo sidii Soomaaliya looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay iyadoo ay xusid mudantahay in shuruudo badan oo horyaalay ay ka soo gudubtay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.