Daawo:Buundadii magaalada Baardheere oo go’day iyo maamulka iyo shacabka oo walaac ka muujiyay

Buundadii Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa go’day waxaana adkaaday isu socodka Gadiidka iyo dadwaynaha isticmaala Buundada Degmada Baardheere.

Maamulka iyo shacabka magaaladda Baardheere ayaa waxay baaq udireen Dowlada Soomaliyeed iyo cid kasta oo wax ka gaysan karta Dhismaha Buundada Degmada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.