Alshabaab oo Jab kala kulmay weerar ay kusoo qaadeen Awdheegle

Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay jab u geysteen weerarki kooxda argagixisada Shabab ay kusoo qaadeen Magaalada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in labo Gaari oo laga buuxiyay walxaha qarxa ay ku billaabeen weerarka islamarkaana Hoobiyayaal ay AL-shabaab ka tuurayeen meelo ka fog.

Saraakiisha Ciidamada Soomaaliya ayaa sheegay in khasaare nafeed oo badan soo gaaray kooxda argagixisada shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.