Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay kulan ay Magaalada Barakaysan ee MAKKA ee dalka Sucuudiga ku yeesheen  Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirro ka mid ah dawladda Federaalka Soomaaliya sida Wasiirrada Wasaaradaha Arrimaha dibedda, Maaliyadda, Kalluumaysiga Soomaaliya iyo Wasiir Dowlaha Xafiiska Raysal-wasaaraha Soomaaliya.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.