Akhriso:Midowga Musharaxiinta Jubaland oo Magacaabay Gudiga Doorashada Jubaland

jubba

Midowga Musharaxiinta Jubaland ayaa Magaalada Kismaayo kaga Dhawaaqay Gudiga Doorashada Jubaland.

Magaagada Kismaayo waxaa horey uga jiray Gudi Doorasho oo uu soo magacaabay Madaxweynaha Jubaland kuwaas oo cabsho xoogan laga muujiyey waxayna qorteen odayaal aan ahayn kuwii saxda ahaa ee Jubbaland.

Magaalada kismaayo ayaa hada wajahayso dooraahada labo baarlaman iyo labo madaxweyne, Lama oga sida ay wax noqon doonan iyadoo doorashada Madaxweynaha Jubaland ay ka harsan tahay wax kayar 14 cisho oo kaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.