Maamulka degmada Baardheere oo qaylo dhaan ka muujiyey burburka buundada Baardheere

baardhere

Maamulka iyo bulshada degmada Baardheere ayaa waxay qaylo dhaan ka muujiyey burburka soo gaaray buundada Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo taas oo mahiim u ah isu socodka Gadiidka iyo Dadwaynaha.

Maamulka Degmada Baardheera ayaa waxay ka codsadeen dowlada Soomaliya inay wax ka qabato Burburka Soo gaaray Buundada Degmada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.