Daawo:Xildhibaan Mahad Salaad ayaa soo dhoweeyay sida ay u socoto shaqada Galmudug baaqna u diray xildhibaanada

salaad

Xildhibaan Mahad Salaad oo kamida Xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay sida ay u socoto shaqada Galmudug waxuuna baaq u diray xildhibaanada kale ee maqan in ay qayb weyn ka qaataan geedi socodka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.