Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2019

garbo

Daawo:Garbahaaray Munaasbada 1da Luulyo oo lagu qabtay

1st July 2019 admin 0

Magaalada Garbaharay ee Gobolka Gedo ayaa waxaa xalay ka dhacay Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka qayb qaateen Maamulka iyo Bulshada […]

No Image

Daawo:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhallinyaro Kula Kulmay Magaalada Dhuusamareeb

1st July 2019 admin 0
No Image

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Dhallinyaro Kula Kulmay Magaalada Dhuusamareeb

1st July 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug kulan kula yeeshay qaar kamid ah dhallinyarada […]

dabcasar

Daawo:Munaasabad lagu Xusayay 1-da Luulyo oo lagu qabtay Magaalada Columbus Ohio

1st July 2019 admin 0

Daawo:Shirkada Diyaaradaha ee Qatar Airweys Ayaa Duulimaadkeedii Ugu Horeeyay Ka Bilowday Muqdisho

1st July 2019 admin 0

Daawo:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Ciilmooge oo Kismaayo lagu soo dhaweeyey

1st July 2019 admin 0

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ahna gudoomiyaha Xisbiga Xiis Cabdulaahi Ciilmooge Xirsi ayaa waxaa si baalaran maanta loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo. Musharax Cabdullaahi Ciilmooge ayaa waxaa […]

No Image

Daawo:Madaxweyne farmaajo ayaa kumannaan shacab kala qeyb-galay bandhig lagu weyneynayey 1-da Luulyo

1st July 2019 admin 0
lugadheere

Sawiro:Masuuliyiintii Jubbaland oo wata Masawirka Axmed Madoobe ayaa Kenya Codsi waydiistay

1st July 2019 admin 1

Madaxweyne ku-xigeenka 2-aad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere oo waheliyaan Wasiiro iyo saraakiisha Ciidanka Jubbaland oo wata Masawirka Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa […]

No Image

Daawo:Berbera Shaqaale Ajaaniba oo la dhaawacay

1st July 2019 admin 0
sayid

Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo dhibsaday hadalka Isbadal doonka

1st July 2019 admin 0

Madaxwayne Kuxigeen 1aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid oo Kismaayo kusoo laabtay ayaa waxuu sheegay inuu dhibsaday hadalka isbadal doon, waxaa kaloo uu sheegay iny doorashada […]

Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo mudo Nairobi iska fadhiyey ayaa kismaayo kusoo noqday

1st July 2019 admin 0

Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan magaalada Kismaayo ayaa maanta dig ugu soo laabtay kadib mudo bilo ah oo uu Nairobi […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada kaga qaybgalay Xuska Musaasabadda 1-da Luulyo

1st July 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay markii Gobollada Koonfureed ay xorriyaddooda […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shaaciyay In Gogosha Dib-u-heshiisiinta Galmudug Ay Taallo Magaalada Dhuusamareeb

1st July 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay munaasabadda xuska 59-aad ee maalinta xorriyadda goballada Koonfureed iyo midnimada Waqooyi iyo […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Ummadda Soomaaliyeed Ugu Hambalyeey Xuska Xorriyadda Goballada Koofureed Iyo Midnimada Koonfur Iyo Waqooyi

1st July 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug uga qayb galay munaasabadda xuska sannad guurada […]

Posts pagination

« 1 … 20 21

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes