Daawo:Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Ciilmooge oo Kismaayo lagu soo dhaweeyey

Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ahna gudoomiyaha Xisbiga Xiis Cabdulaahi Ciilmooge Xirsi ayaa waxaa si baalaran maanta loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo.

Musharax Cabdullaahi Ciilmooge ayaa waxaa soo dhawentiisa ka qayb qaatay dad aad u tira badan oo ka kooban qaybaha Bulshada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.