Daawo:Madaxwayne kuxigeenka Jubbaland oo dhibsaday hadalka Isbadal doonka

sayid

Madaxwayne Kuxigeen 1aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid oo Kismaayo kusoo laabtay ayaa waxuu sheegay inuu dhibsaday hadalka isbadal doon, waxaa kaloo uu sheegay iny doorashada Jubbaland u dhacayso sidaan ugu talagalnay.

Dhanka Kale Madaxwayne kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland ayaa waxuu sheegay Musharaxiinta Jubbaland inay Tixgaliyaan Masuuliyiin Xukunka Jubbaland Haysa Madaama ay xaalado kala duwan kasoo Mareen dhismaha Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.